Get Adobe Flash player

Boqashada Dadka



umulkhayronline

Quran Akhris

Fadliga Quranka

Dhageyso Quran

https://www.umulkhayronline.com/wp-content/uploads/2017/11/QURAANKA.jpg
https://www.umulkhayronline.com/wp-content/uploads/2017/11/hhh.png
https://www.umulkhayronline.com/wp-content/uploads/2017/11/dawra-burco-1438-slider.jpg
https://www.umulkhayronline.com/wp-content/uploads/2017/11/netflix_for_muslim_kids-slider1.jpg
https://www.umulkhayronline.com/wp-content/uploads/2017/11/web-bennar.png

Mac-hadka umulkhayr online  waa Dugsi online ah oo aad ka baran karto culuumta Quraanka meel walba oo aad dunida ka joogto, Madarasada waxaa dhigta arday ku kalanool dunida dafaheeda sida Usa, Europa,carabta,Africa, Asia,Australia iyo Qeybo kamid ah Somaliya. Umulkhayr Online wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka Quraanka kariimka iyagoo adeegsanaya qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba madrasadu waxay siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidku.
Machadka waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba heer kastaba bilow dhexdhexaad iyo dhameystir , waa fursad qaali ah ee ka faa,iideysi wacan.
Maadooyinka laguu dhigi doono waa sidan soo socota:

  1. Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  2. Barashada Qiraa’ada Qur’aanka
  3. Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  4. Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka
  5. Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
  6. Barashada Salaada iyo Axkaamteeda
  7. Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  8. Barashada Luuqada Carabiga

umulkhayr online is  online learning programs that specifically address the needs of individual learners and the expectations of everyone with a stake in learner success. With years of experience , We offers a wide variety of innovative solutions spanning a multitude of program areas to empower 21st century teaching and learning. Our Vision is To  read and write the book of Allah, providing a teaching assistant for every student, personalizing learning through the use of technology.

Maqal & Muuqaal

Riix Call Skype Hoose

umulkhayronline

umulkhayronline

Hengadka Arabiga

Quran Online

Hengaadka

Fadliga Quran

Copyright © 2017. All Rights Reserved.